Casharadii u dambeeyay:
C15: Cillad bixinta Kumbiyuutarka Q3
Cilladaha kumbiyuutarka waxay u qaybsamaan qaar aaladaha la xiriiro iyo qaar barnaamijyada la xiriiro. Casharkaan waxaan ku dul maraynaa hadduu rabi idmo cilladaha la xiriiro aaladaha, ...
C5: Aasaaska Webdesign-ka
Waxaan casharkaan u guda galaynaa qorista xeerarka HTML-ka oo lagu habeeyo qoraalada iyo sawirada boggaga Internet-ka ku jira. Waxaan adeegsanaynaa sidaan horayba uso sheegnay barnaamijka ...
Culayska iyo Daaha Kumbiyuutarka Q1
Kumbiyuutarka marka muddo la adeegsado wuxuu qofka ku arkaa daah iyo gaabis badan iyo soo jiitan waqti qaata. Mararka qaar waxaa dhacda in muddo daqiiqada ah uu kumbiyuutarkii is xiro ...
C14: Cillad bixinta Kumbiyuutarka Q2
Sidaan horay usoo sheegnay, waxaan casharkaan u guda gali doonnaa tallaabooyinka guud ee cillad bixiyaha ay tahay inuu maro si uu cilladii u farfiiqo, ogoow in tallaabooyinkan ay qofka ...
C13: Cillad bixinta Kumbiyuutarka Q1
Kumbiyuutarka, sida dhammaan aaladaha korontada ku shaqeeyaba, mar uun waa kii cilladooba oo sidii ay ahayd inuu u shaqeeyo ama hawlihii ay ahayd inuu qabto fulin waaya amaba qaban ...
Waa maxay firewall
Internet-ka waa meel ay wada adeegsadaan dad aad iyo aad u fara badan oo dunida ku kala nool, waxaana internet-ka la isku dhaafsadaa xog qoraal, maqal iyo muuqaalba isugu jirto. Dadkaa ...
Adeegsiga System Restore
System Restore waa adeeg suurto galiyo in kumbiyuutarka dib loogu soo celiyo siduu ahaa taariikh hore oo la dooran karo inta la gu gudo jiro adeega. Adeegan Waxaa inta badan la isticmaalaa ...
5 talo oo Ammaanka Internet-ka ah
Halkan waxaan kusoo qaadaynaa shan talo oo ku saabsan ammaanka Internet-ka isla markaana bilaw iyo aasaas fiicanba u ah sida uu qofka kumbiyuutarkiisa u amaansan lahaa khatarta faraha ...
Waa maxay Domain Name System (DNS)
Internet-ka waa silsilad kumbiyuutaro aad u badan oo isku xiran ujeedkuna yahay inay wadaagaan xog noqon karta qoraal, maqal ama muuqaal. Internet-ka wuxuu ku taagan yahay aasaasna ...
